OATS (Avena sativa L.

Standard

OATS

Scientific name (Avena sativa L.) abla ablaynta Carl Linnaeus

Geedka magaciisa  luqada English-ta waa (OATS) , luqada franch-ga waxa lagudhaha (avoine), spanish-kana iyo Italy-gaba (avena) halka Germany-ga loogu yeedho (hafer) carabi ahaan waxa lagu  magcaaba (shoowfaan)

 

Waa firiilayda uguqadiisman ee bini adamku  beerto inta la ogyahay shiinihi hore (ancient China) waxa lawariyaa inay beeranjireen 7000.BC

 

Geedkan waxay isku bahyihiin Bariiska (Rice) Galaydda (Corn) Shaciirka ama Sareenka (Barley) iyo kuwa kale oo badan

Geedkani waxa uu leeyahay qarad cunto oo aad usareeya marka labarbar dhigo dhirta ay bahwadagtayihiin wuxu qani kulayahy Sokorta Dhirta (Starch) Booratiinka (proteins) sidookale waa manbac lagahelo Faytamiinka B  ( Vitamin B)

 

Geedkan gobolladda maraykanaka (U.S.A) 90% waxay u adeegsadaan quudinta mayeedhanka (xayawaanada) livestock feeding , sidookale waxa lagasameeya Daqiiqda (oatmeal) iyo in sideedaba loogu afuro ama quraacdo( ready-to-eat breakfast foods) Sida caadadda ahna waxakalo  loo adeegsada in xoolaha  loogoglo (animal bedding)

Genetically Modified Crops

Standard

 

For thousands of years, human beings have modified nature’s organisms for usage in agriculture. New technology has furthered this trend: recombinant DNA technology allows biotechnology firms to insert DNAs into plant genomes, thereby creating plants that express the desired traits. Use of such genetically modified organisms (GMOs) has prompted controversy, especially for its role in ensuring food security. As such, the use of transgenics merits a serious discussion regarding its relevance to food security.

GMOs increase crop yields and promote efficient land use.

Food production uses a significant quantity of arable land and natural resources, and GMOs hold promise to alleviate this burden on the Earth. The efficiency of land use is a significant issue: by 2050, the global population is expected to rise above 9 billion, and the existing amount of arable land is expected to decrease significantly due to anthropogenic climate change and urbanization (FAO). If everyone in the world used as much land per person as the average United States citizen, we “would need four Earths” to sustain ourselves (Cribb). The projected population expansion and rise of food consumption per person in China and India makes efficient land use essential to food security in the next 100 years (Cribb). Consequently, conserving land to produce more food is a necessity for any long term plan

GMOs reduce the use of synthetic chemical pesticides that are harmful to the environment.

Use of transgenic plants increases yields and decreases the need for pesticide use, thereby preventing significant ecological damage. GM pesticide-producing crops are engineered to produce Bt toxins, a crystal protein naturally synthesized by the bacterium bacillus thuringiensis. The United States Environmental Protection Agency (EPA) has found that these toxins do not activate in the human gut, and pose no risk to human health (EPA).

GM technology remains underdeveloped and unsuited for the regions that need them most.

One problem with biotechnology is that it is not currently built for poorer regions, as most plants are only engineered for herbicide and pesticide tolerance, with the needs of developed countries in mind (GMF). Biotechnology today is largely driven by agricultural corporations such as Monsanto, whose seeds are expensive to poorer farmers (Ho). But GMOs may increase land productivity in Africa, where 49 percent of soil is heavily degraded (Terrafrica). They could be engineered to endure harsher conditions and be less susceptible to climate changes such as drought, a leading cause of food insecurity in Africa.

onsumption of GMOs may have yet-unknown effects on human health.

Unknown health consequences are a common objection to GMO organisms. The most condemning research done on such organisms is the work of renowned scientist Arpad Pusztai, who found evidence of intestinal damage caused by genetically modified potatoes (Randerson). His funding was suspended for his publication of preliminary results, and therefore the study was never completed (Randerson). However, numerous later studies found that GM crops that have passed existing safety reviews are not harmful to human health (Academic review, AFNZA).

The long-term ecological impacts of GMO crops are yet uncertain.

Cross-pollination with the wild type of GM species may lead to genetic contamination of the wild type, which could alter local ecosystems. Genes are difficult to control, and wild types of certain plants have been found to contain transgenic genes. Unapproved genetically engineered grass has been found in Oregon (Pollack). 83 percent of rapeseed varieties in the United States and Canada were found to contain transgenic genes (Pollack). However, cross-pollination can be minimized through measures such as buffer zones between GMO and non-GMO fields, as well as careful field planning (GMO-compass); the problem with cross-pollination may be minimized with proper planning and oversight.

#RESOURCE_Mission_2014_Feeding_the_World

BEEKEEPING DHAQIDA IYO XANAANAYNTA SHINNIDA تربية النحل –

Standard

-cilmiga lagu tixraaco barashada shinnida ayaa loyaqaan (APICULTURE) fani hoosedkan aya waxa kamida wax yaabaha ugu mihiimsan ee uu daraseeyo dhaqida iyo xanaanaynta shinnida (breading of honey bees , and beekeeping تربية النحل),cilmigan ayaa hoostaga faniga loyaqaan ENTOMOLOGY
haddaba an wax yar eegno SHINNI wa ayo maxayse faaido leedahay

-Shinnida ayaa ah mid alle caza wa jalla uu kutilmamay qura,ankisa kariimka ah iyado loogu magacdaray suurad kaamila fadligeeda iyo waxtarkeeda lagushegay
يقول الله عز وجل في سورة النحل: “وأوحَى ربـُّكَ إلى النحلِ أنِ اتخذي منَ الجبالِ بُيوتًا ومنَ الشجرِ ومما يَعرُشون (68) ثم كُلي من كلِّ الثمرات فاسلُكي سُبُلَ ربـِّكِ ذللاً يخرج من بُطونِها شرابٌ مختلفٌ ألوانُهُ فِيهِ شِفَاءُ للنّاسِ إنَّ في ذلكَ لآيةٍ لِقَومٍ يَتَفَكَّرُون(69)
an is yar dul taagno dhanka sayniiska oo an meelaba kadhaafayn fadaaisha ay suuradu sheegtay taaso ah mucjizka qura,anka

—SHinnidu waa mid kamida uguna mihiimsan hababka inga caawiya talaalida\faxlida ubaxa (Pollination flowers تلقيح أزهار), dhirta midha layda ah ( fruits trees الأشجار المثمرة), iyo qaar kamida dallaga iyo midhaha (crops and vegetables المحاصيل والخضراوات)
waxana lagu qiyaasa soo saarka ay kaqayb qaadato shinnid dalagyadas in an kayareen 25% taasna waa faaido aad ubaladhan oo ay shinidu kaqaybqadato dhanka faxalka dalagyada kala duwan
—Sidoo kale shinnidu wa dariiqada qudha ee soosarida MALLABKA (For the production of honey لإنتاج العسل) kaaso aanu
ilawi karin ruuxi cunnay\cabbay

FAAIDOOYINKA SHINNIDA
———————————
—MALLABKU

waxa uu uleeyahay bini -aaddamka faidooyin an lasokoobikarin ,waxana kamida faidooyinkaas isago kadawo ah xanuuno badan ,sidookale laga sameeyo alaaboyin kaladuwan oo uu bini -addamku u adeegsado siyaabo kala duwan, waxana kamida kuwan soosocda
1,حبوب اللقاح Pollen waa manka loo adeegsado in lagu talaalo ubaxa
2.سم النحل Bee venom
3.شمع النحل، beeswax shamaca shinida lagasameeyo
4.البروبوليس Propolis
iyo waxyaabo badan oo loo adeegsado qurxinta jidhka

–Pollination flowers

Shinnida iyo degaanku wa kuwo saaxiib ah an marnaba kala faaruqin taa macnaheedu waxay tahay shinidu waxay kaqaybqadata 75% tallaalka dhirta kala duwan ee looyaqaan (Cross pollination of plants operations عمليات التلقيح الخلطي للنباتات)
waxa la orankaraa shinidu waa cayayaanka ugu caawimada baddan dhanka degaanka

-beneficial insect cayayaanada faaidoyinka leh

Shinida waxa lagu tiriyaa dhinaca bahbahaynta cayayaanka inay tahay CAYAYAANKA FAIDADA LEH (beneficial insects)
waana cayayaanada sameeya waxa looyaqaano afka qalaad (POLYMORHISM)
Polymorphism waa habka u cayayanka nooc qudhi ujirikaro saddex nooc ookala duwan marxalada looyaqaan qaangaadhka dhamayska tiran ama (adult stage-ka)
Shinidu waxay ujirtaa saddexda nooc ee kala ah
-Queen oo ah qaybta bacramismata ama (Reproductive) ah
-Drone waa qaybta Labba ka e shinada (Male part)
-Workers waa qayba shaqaalaha ah ee ad inbadan aragto iyagu ku dul wareegaya
qaybahan shinida mahan wax qoraal kan oo kale aan kaga bogan
karo sida ay ushaqeeyan iyo waxa ay kala qaabilsanyihiin

– ABLA ABLAYNTA SHINNIDA
———————————–
Sidoo kale shinidu bahwaynka heer cayayaaan waxay kaga jirtaa inagoo wada og inay bahda cayayaan ay katirsantahay boqortooyadeena xayaawan (kingdom animalia المملكة الحيوانية)
Cayayaanku waxay kasii noqdaan fasalka oo loyaqaan lix lugood layaasha (class of insecta )
shinidu hadaba tartiibta waxay kusii abtirsataa qolo layiraahdo (HYMENOPTERA) oo ay isku bahaystaa cayayaan ay kamid yihiin Qudhaanjada (ANTS), Dibirada (WASPS) Iyo qaar kalo badan
hadaba qoladan aaya laysugu daraa inay leeyihiin BAAL JILEEC (membrane)

MEERTADDA NOLLOLEED EE SHINNIDA
(LIVE CYCLE)
——————————————————
-Shinnida iyo guruubkeedan baal jileecyada ah oo intooda badan lagu tibaaxo inay yihiin kuwo faaido uleh dalagyada (beneficial insects), degaanka bini-addamka ayaa waxay meertadooda nolloleed kudhamaystaan mid dhamaystiran ama waxa loguyeedho dhinaca cilmigga (complete metamorphosis)
-habkan dhamayska tiran ee cayayaanka qaarkood umaraan sia ay meertadooda nolloleed udhamaystaan ayaa wuxu maraa afar hab
1- egg waa marxalada ugxanta uu cayayaanku kujiro
2- larva caydi wa marka u ka koro ugxan uuna uso gudbo marxalada labaad taaso ah mida ay ugu khasaaraha badanyihiin cayayaanka qaarkood
3 -pupa waa marxalada sadexaad oo u cayayaanku kudhowaado inuu qaan gaadho marxaladan cayaaynka intiisa badani waxay galaan dhuumasho
4- adult waa marxalada uu cayayaanku noqdo mid u eekadda waalidkii

CONTINUE…

BY ,,,saed hassan abdurahman
shshi

shiniyo

shshini

MONOCOTS VERSUS DICOTS !

Standard

MONOCOTS VERSUS DICOTS !
(SOME BASIC DIFFERENCES BETWEEN TWO CLASSES OF FLOWERING PLANTS)
Despite the problems in recognizing basal angiosperm taxa, the standard distinctions between dicots and monocots are still quite useful. It must be pointed out, however, that there are many exceptions to these characters in both groups, and that no single character in the list below will infallibly identify a flowering plant as a monocot or dicot.
MONOCOTS:
Embryo with two cotyledons
Pollen with single furrow or pore
Flower parts in multiples of three
Major leaf veins parallel
Stem vacular bundles scattered
Roots are adventitious
Secondary growth absent
DICOTS:
Embryo with single cotyledon
Pollen with three furrows or pores
Flower parts in multiples of four or five
Major leaf veins reticulated
Stem vascular bundles in a ring
Roots develop from radicle
Secondary growth often present
DIFFERENCES IN DETAIL:
Number of cotyledons — The number of cotyledons found in the embryo is the actual basis for distinguishing the two classes of angiosperms, and is the source of the names Monocotyledonae (“one cotyledon”) and Dicotyledonae (“two cotyledons”). The cotyledons are the “seed leaves” produced by the embryo. They serve to absorb nutrients packaged in the seed, until the seedling is able to produce its first true leaves and begin photosynthesis.
Pollen structure — The first angiosperms had pollen with a single furrow or pore through the outer layer (monosulcate). This feature is retained in the monocots, but most dicots are descended from a plant which developed three furrows or pores in its pollen (triporate).
Number of flower parts — If you count the number of petals, stamens, or other floral parts, you will find that monocot flowers tend to have a number of parts that is divisible by three, usually three or six. Dicot flowers on the other hand, tend to have parts in multiples of four or five (four, five, ten, etc.). This character is not always reliable, however, and is not easy to use in some flowers with reduced or numerous parts.
Leaf veins — In monocots, there are usually a number of major leaf veins which run parallel the length of the leaf; in dicots, there are usually numerous auxillary veins which reticulate between the major ones. As with the number of floral parts, this character is not always reliable, as there are many monocots with reticulate venation, notably the aroids and Dioscoreales.
Stem vascular arrangement — Vascular tissue occurs in long strands called vascular bundles. These bundles are arranged within the stem of dicots to form a cylinder, appearing as a ring of spots when you cut across the stem. In monocots, these bundles appear scattered through the stem, with more of the bundles located toward the stem periphery than in the center. This arrangement is unique to monocots and some of their closest relatives among the dicots.
Root development — In most dicots (and in most seed plants) the root develops from the lower end of the embryo, from a region known as the radicle. The radicle gives rise to an apical meristem which continues to produce root tissue for much of the plant’s life. By contrast, the radicle aborts in monocots, and new roots arise adventitiously from nodes in the stem. These roots may be called prop roots when they are clustered near the bottom of the stem.
Secondary growth — Most seed plants increase their diameter through secondary growth, producing wood and bark. Monocots (and some dicots) have lost this ability, and so do not produce wood. Some monocots can produce a substitute however, as in the palms and agaves.
COMMON QUESTIONS ABOUT THE CLASSES:
Having taught in introductory botany for more than five years, I have fielded many questions from students, and present below some of the more common questions and misconceptions. Thanks go to my students for taking an active role in their own education, and asking these questions
Q: Are pine trees monocots or dicots?
A: Pines are conifers, and are neither monocots nor dicots. Only flowering plants are considered to be members of these two classes. This question is similar to asking whether a chicken is a monocot or a dicot; it is neither.
Q: Do all dicots produce flowers?
A: Yes, sort of. All dicots and monocots are flowering plants, and so are descended from flower-producing plants. However, the flowers are not always large and showy the way we expect flowers to be. Oaks, maples, and sycamore are all dicot trees, but they do not produce obvious flowers. Grasses and cattails are monocots whose flowers are often overlooked because they do not have sepals or petals.
There are also some flowering plants which flower only rarely. Duckweeds are tiny flowering plants which reproduce and spread primarily by vegetative growth; they grow by cellular division, and the resulting cluster will then break apart.
Q: If monocots don’t have wood, then what supports palm trees?
A: Palms rely on overlapping leaf bases, thickened enlarged cells, and prop roots to stay up. This strategy is also used by cycads and tree ferns. We hope to have a special exhibit soon expanding on the architecture of trees which will explain this in more detail.loo

dicot

loo

m

2

DR LAYLA ZAKARIA ABDULRAHMAN

Standard

Dr. Leila Zakaria Abdel Rahman

Sudanese
Scientific Creativity Award
Dr. Leila Zakaria Abdel Rahman is a Sudanese woman who received her primary, complimentary & secondary studies at Kousti City, then at the Khartoum University, faculty of agriculture, where she graduated with an honored BA and got her MA in vital technology and her PHD on 1995 from the Engineering Faculty at the Yummiest Manchester University. During her primary and secondary studies, she was brilliant and a great future in the scientific field was predicted to her. When reaching high school, she chose the literature field but her teachers asked her to specialize in the scientific field but she refused until the school principal interfered and asked her to choose the scientific field. After her graduation, her American and English teachers thought that she will have a great future if given the chance to study abroad. After getting the MA in vital technology, she was working in one of the universities laboratories and the supervisor asked her to pursue the researches on a project that the researchers stopped working on, so she reached a very important result that attracted researches, experts and the media, and she pursued her work in the field until she reached the great discovery and got a patent for the artificial seeds of the sugar cane.

Dr. Leila always repeated that she owe her success to her grandmother who raised her after her mother, who was a teacher, passed away when she was only two years old. Dr. Leila was born and raised in AL Jabin. And even though her grandmother did not know how to read or write, she used to encourage her to study, and I think that she would have been very proud in what Dr. Leila realized in her life. In a laboratory in Manchester, the patience and continuous work of the granddaughter of a Sudanese tribe chief gave birth to a revolution in the sugar cane industry all over the world. Traditional ways in planting sugar canes from seeding till harvest are time consuming and expensive ways. Scientists tried for years to cultivate sugar canes genes in the water till their growth but didn’t succeed. However, Dr. Leila Zakaria Abdel Rahman, currently at UMIST and a former student at Manchester University outside Manchester Science Park, refused to give up. She found a radical new way to develop the sugar canes allowing their growth in the same way as other seeds, a way that is more productive and cost efficient, decreasing around 220 pounds of agriculture expenses for each acre. The new technology was protected by the invention patent that was given to her in the USA, Australia, Africa, Barbados, Brazil, China, Europe, Indonesia, South Korea and Srilanka.

The new method of planting sugar canes includes taking cells from the leaves, burgeon or the roots and planting them in water to produce artificial seeds that can grow later on (Hydroponic culture). The remarkable results had a lot of attention on the international level. Dr. Leila was honored by the government of her country by granting her a golden medal for her achievement in the sugar canes industry; she also won the award of the best project in the north and west. After that Dr. Leila’s new technique got the invention patent in several countries, Dr. Leila currently lives in Manchester Science Park, where she launched a business of her own on the “bio-technical agriculture” that will license her production methods to sugar companies all over the world. Dr. Leila’s husband works in the Sudan in the Kinania Company, a big company for sugar industry where she herself started working. Dr. Leila hopes that her work would help the industry in her home country. Today, Dr. Leila was given a second patent of invention from the USA the “antioxidant” that will be of great assistance in the medical industry and cosmetics and oils.
 lai

OUR FIELD TRAINING PRACTICAL

Standard

it was a especial day, that we had a practical field training in the university field and greenhouses
we were shared an unforgetable moment our teacher and head our department (DEPARTMENT PESTS AND PLANT HEAlTH) dr rashida abu sin, allah save her
*****************************************************************************************
waxay ahayd maalin aroor khaas noo ahayd ani iyo 14 arday aan isku takhasus nahay
aroortaas waxaanu ubaxnay si cilmiyaysan usoo aragno mawduuc kamid ah kuwa anu jamacada kudaraasayno ,muwduucaso aha gooryaan dhuleedka ama nematodes ee cilmiga lagudaraaseeyo looyaqaano NEMATOLOGY , iyadoo ay nagu waheliyeen indha indheentaas macalimada nasiisa maadadaas ee ahna madaxa qaybta an dhigano oo layiraahdo DR RASHIDA ABU SIN
macalim rashida waxay ahyd macalimad ila iminka isiisay laba mawduuc o kala ah PRINCIPLE PLANT PATHOLOGY iyo kan iminka oo ah PRINCIPLE OF NEMATOLOGY
dr rashida waa macalin rabi kumanaystay dariiqada ardayga wax loogu dhigo iyada oo ah sidookale tobobare dugsiya badan oo khartoum ah kabixisa tobobaro kala duwan dr rashida sidokale wa macalimad leh aqoon diineed iyado ah macalimad qudha ee an arkay iyado aanay kamuuqan cadadka kawada muuqda haweenka heersudan ay kamid katahay salaamida ragga geya
malintaas waxa kalo naweheliyay macalimka qaybta PRACTICALKA jamacada oo ladhaho MOHAMED RAMI
waxa kale oo iyana aan kula kulanay beerta tobobarka jamacada arday kamid ah qaybta SOOSAARKA DALAGA EE LOOYAQAAN DEPARTMENT AGRONOMY AMA CROP SCIENCE AMBA CROP PRODUCTION
ardaydaaso ujoogtay inay oofiyaan shaqo utaalay o ahayd inay beeraan HADHUUDH AMA BAL iyogoo kuqaadanayay course ha ah GERMINATIONka waxa xusid mudan inaan baadhnay wixii ay beereen anago kawakiila dhanka caafimadka dhirta
**************
Maaalinta waxan badhitaan kusamaynay GREENHOUSE jaamacada oo marka ay kubeerayeen geedka loyaqano KHAYARKA kaaso oo anu kudabacnay mawduucaayagii anago soo rujinay xididkiisa si aan ugu baadhno LABka . waxa xusid mudan in aan tashkiis ama baadhid kusamaynay ABOVE THE GROUND SYMPTOMS ka anagoo xaqiijinay muuqalka guud ee korka waraqaha geedka in nematodes u kujiro anago u eegayna calaamadaha lagu garto cudurkaas
sidokale waxaan badhitaan kusamaynay BEERTA dalagyadi kabaxayay ana badhnay SOKOR QASAB sugercorne CUDBI cotton GABAL DAYE sunflower iyo dalag kalo badan
anagoo ku aragnay cayaayaano badan o ay kamidyihin QUDHAANJO anti CASALA IWM
*****
WAXAN KUSO GABAGABAYNAY CILMI BADHISTA IN AAN CAYNAADKII USOO QAADANO MACMALKA JAMACADA SI AAN UGU BAADHNO

BY SAED HASSAN
IMG_20150419_215603
IMG_20150419_215603

IMG_20150419_215624

IMG_20150419_215629

IMG_20150419_215641

IMG_20150419_215645

IMG_20150419_215752

IMG_20150419_215755

IMG_20150419_220117

IMG_20150419_220628

IMG_20150419_220702

IMG_20150419_220713

IMG_20150419_220929

IMG_20150419_221332

IMG_20150419_221841

IMG_20150419_221846

IMG_20150419_221915

IMG_20150419_221921

IMG_20150419_221930

IMG_20150419_221933

IMG_20150419_221946

IMG_20150419_222120

IMG_20150419_222134

IMG_20150419_222145

IMG_20150419_222728

IMG_20150419_222806

IMG_20150419_222823

IMG_20150419_222827

IMG_20150419_222853

IMG_20150419_222657

IMG_20150419_222151

IMG_20150419_222254

IMG_20150419_222704

IMG_20150419_222901

IMG_20150427_104857

THE GRADUATION OF ONE OF MY FRIENDS

Standard

AYDARUS MOHAMOUD OSMAN (AYDARUS SANGE DERIGAD)
He graduated sanag univeristy in the first student’s batch degree those finished 4 year of study , he gratuated bachelor science of college of agriculture and environmental science
i say for him
Keep reaching. Keep seeki<a your abilities to bring out the best in those around you, and let them bring out the best in you. Become the next great generation! You can and you will—dare I say it, change the world!

sasangg

My father, Yusuf Dirir Abdi, a Somali politician, was killed by Somali government troops. – By Deporah Keeping

Standard

My father, Yusuf Dirir Abdi, a Somali politician, has died aged around 80, killed by Somali government troops.

He was born into a nomadic family in Erigavo, probably in 1935, though there is no record of his birth. He was the oldest of eight children of Dirir Abdi Issa and Ambaro Sugaal, a strong woman who built up the family goat farm. Yusuf was lucky to have been given a chance of an education, and eventually left for Britain to continue his studies. He was offered a place at Balliol College, Oxford, but the offer was rescinded as he did not have the requisite Latin, so he attended Reading University, reading politics and economics. It was there he met my mother, Margaret.

After graduating, he returned to Somalia in 1964 and his political career took off – he worked first in the ministry of health and labour. He then joined the ministry of foreign affairs as a political and economic director – representing Somalia at a number of conferences at the United Nations. In 1967 he was appointed as a diplomat in Ethiopia – an important job given the proximity and difficult relations between the two countries. In 1969 there was a military coup led by Siad Barre. Yusuf served as an economic and financial adviser to Barre (1970-73), but open opposition to Barre’s dictatorship and Yusuf’s belief in democracy meant that he was imprisoned for two years – most of it in solitary confinement.

After leaving prison, he left Somalia and spent many years in exile in Kenya and the Middle East. He formed the Somali Salvation Democratic Front and battled against the Barre regime from abroad. He was also successful in business, becoming marketing manager for Toyota in Saudi Arabia.

Around 1993 I met my father for the first time – soon afterwards he came to live in London with his third wife, Amina, and their three young children. This was a settled time for him but he could not resist the pull of politics. After the fall of Barre’s regime in 1991 and a period of civil war, he became an MP in the United Nations-backed government. Despite his advanced years, he insisted on putting his life in danger by travelling to Somalia. He told everyone this was to be his last tour. It is a cruel irony that although his family was worried about attacks from the Islamist extremists al-Shabaab, he was killed by government forces in an apparent case of mistaken identity.

Politics was a lifelong passion, but his Muslim religion and family were also very important to him. He was a fiercely intelligent man, who spoke Somali, English and Arabic. He was also a very funny and a warm person adored by all his children. He loved spicy food and interesting people – his favourite expression of approval was “he’s quite a character!” He certainly was.

Yusuf is survived by Amina and their three daughters, by a son and daughter from his first marriage and three daughters from his second, and by me; and by many grandchildren, nieces and nephews.

by his daughter Deporah Keeping

sourcesddddirir